Muqdisho Time:
Wararka Dibada:- Ururka wadamada Iskaashiga Islaamka oo sheegay in Jawaab ay ka bixinayaan Filimkii Aflagaadada ahaa iyon Warar kale.

Safiirka Dowlada Iiraan u fadhiya Ururka Iskaashiga Islaamka oo magaciisa loo soo gaabiyo OIC oo lagu magacaabo Xamidreza Dehghani oo maanta la hadlay Warfidiyeenada ayaa waxa uu sheegay In Wasiirada Arrimaha Dibada wadamada Xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga wadamada Islaamka ay kulan deg deg ah ka qaadan Doonaa sidii ay kaga jawaabi lahaa Filimkii dhawaan lagu faafiyey Barta Internetka oo lagu Aflagaadeeyey Diinteena Islaamka iyo Sharafka Nabigeena Muxamed waxa uuna sheegay in ay sa Aad ah kaga soo horjeedaan oo ay cambaareynayaan Filimkaasi.

 

Sidoo kale Safiirka U fadhiya dowlada Iiraan Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa waxa uu ugu baaqay shacabka wadamada Islaamka Ee Muujinaya Dareynkoda in ay ilaaliyaan Ammaanka dadka Ajanabiga ah Ee Aan wax lug ah ku laheyn Filimkaasi isagoona ka Codsaday Kumanaanka qofood Ee wali Muujinaya Dareynkooda in ay u muujinayaan si nabadeed oo la ilaaliyo Ammaanka.

 

Kulanka ugu soo horeeya Ee Wasiirada Arrimaha Dibada wadamada xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa waxaa la filayaa in uu qabsoomo Bisha October Ee sanadkani waxa uuna ka dhaci doonaa magaalada Djibouti Ee dalka Jabouti waxaana la filayaa in ay Go’Aan ka soo saaraa Filimkaasi Foosha xun dhanka kale waxaa dhawaan kulan deg deg ah ku yeelanaya dalka Mareykanka Golaha Ammaanka Ee QM kuwaasi oo ka hadli doona saameynta Filimkaasi uu sheegay.

 

Tan iyo markii dhawaan uu soo shaac baxay Filimkaasi waxaa sii badanayey Jawaabaha carada leh Ee Laga bixinayo waxaana wali qaar ka mid ah wadamada Islaamka ka socda isku soo baxyo looga so horjeedo Filimkaasi. 

 

 

Ururka Xisbullah ayaa ku baaqay in la sii xoojoyo dibadbaxyada looga soo horjeedo Filimkii lagu Aflagaadeeyey Diinteena Islaamka.

Hogaamiyaha Ururka Xisbullah Sh Xassan Nasrallah oo Qudbad dheer ka jeediyey Tv-ga lagu magacaabo Al-Manar Tv ayaa marka hore waxa uu si Aad u cambaareyey Filimkii dhawaan qeyb ka mid ah lagu soo bandhigay Barta Internetka oo loogu xadgudbay Sharafka Diinteena Islaamka Iyo Nabigeena Muxamed N.N.K.H waxa uuna ku Eedeeyey Hogaamiyaasha wadamada Reer Galbeedka iyo Dalka Mareykanka iyo Israeli in ay ka dambeeyaan faafinta Filimkaasi oo ay ku bixiyeen dhaqaalo badan iyo taageero badan.

 

Sidoo kale Hogaamiyaha Ururka Xisbullah Sh xasan Nasrallah waxa uu ugu baaqay wadamada Islaamka gaar ahaan shacabka Muslimiinta Eek u dhaqan dalka Liibiya in ay sii kordhiyaan isku soo baxyada lagu Muujinaayo dareynka carada leh Ee laga qaaday Filimkaasi iyo sidii cadaalada loo keyni lahaa Soo saarayaashii iyo kuwii faafiyey filimkaasi Foosha xun oo lagu Aflagaadeeyey Diinteena Islaamka iyo Sharafka Nabigeena Muxamed N.N.K.H.

 

Qudbada hogaamiyaha Ururka Xisbullah SH Xassan Nasrallah oo ay daawanayeen Boqolaal ka mid ah taageerayaashiisa ayaa waxa uu ugu baaqay shacbaka Muslimiinta Ee caalamka in ay maanta ka Faa’iideystaan maalintan qerka badan oo uu sheegay in ay maalintii uu dhashay uu dhintay uu Caruusay Nabigeena Muxamed waxa uuna ku baaqay in ay iskugu soo baxaan Koonfurta dalka Lubnaan oo ay ku xoogan yihiin Dagaalyahanada Ururka Xisbulaah.

 

Isku soo baxyadii ugu dambeeyey Ee looga soo horjeeday Filimkii lagu Aflagaadeeyey Diinteena Islaamka ayaa shalay waxa ay ka dhaceen dalka Pakistan waxaana Rabshado ka dhashay ku dhintay ugu yaraan 1 qofood.        

blog comments powered by Disqus
OTHER RELATED STORIES

DHAGEYSO WARARKA RAADIYAHA

Dhageyso Warka Subax 9-5-2013 waxaa Akhrinaaya Abuukar Dayax.


WarkaDuhur 26-3-2013 Abukar Dayax Ayaa Aqrinaayo


Warka Habeen 28-04-2012 Abuukar Xashara Ayaa Aqrinaayo


OTHER PROGRAMS

Dhageyso Weriye Fartuun Cali Gutaale Oo Akhrineysa War ku saabsan Madax weynaha Oo Safiiro ka Gudoomay Warqadahooda Aqoonsiga.


Dhageyso Weriye Fartuun Cali Gutaale Oo Akhrineysa War ku saabsan Xariga Weriye C/Casiis Koronto.


Dhageyso R,wasaarihii hore Ee Somalia Prof,Cali Max’ed Geedi Oo ka hadlaya Weerarkii ka dhacay Maxkamada Gobolka Banaadir.


Dhageyso Warka Caawa 6-4-2013 Cumar Teacher Ayaa Aqrinaaya.


Dhagayso Warega Wararka iyo Maxamud Carab 10-2-2013.


Dhagayso Warega wararka iyo Abukar Dayax.6-2-2013.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 22-01-2013.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 21-01-2013.


Dhagayso Wiil AY qabteen Cidamo Faransis oo Ceel jaale Marko degan.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 20-01-2013.


Warega Wararka iyo ABukar Xashara 19-1-2013.


Dhagayso Warega wararka iyo Abukar Dayax.17-1-2013.


Dhagayso Shirka Jara'id Taliyaha Boliska Shekhuna Maye uu kaga hadlay Xariga Wariye C/Casis Koronto.


Dhagayso,Dood Ururka SYAO uu ku qabtay Neirobi.


Dhagayso Col.C/Lahi C.Macow oo horey ugu tirsana NSS-ta Somalia oo ka hadlay weerarka Faransiska ee Bulo Marer.


Madax Tariikh oo Amniyadka AL Shabab horey ugu tirsana oo kahadlay Weerarka Fransiska.


Barn.Wareega10-1-2013.


Madaxweyne Tiicey iyo Burcad Badeed Tanaasushay.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 9-01-2013.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 03-01-2013.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 02-01-2013.


DHAGEYSO Barnamij Gaar ah oo Kusaabsan Dhacdooyinkii Dalka Ka dhacay Sanadkii Tagay 2012


DHAGEYSO Barnamij Gaar Ah oo Kusaabsan Dhacdooyinkii ugu Waa weynaa ee Dunida K dhacay 2012


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 31-12-2012.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 29-12-2012.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 27-12-2012.


Xusuusta sanadka 2012 iyo Suxufiyiinta Somaliyeed.By Guure.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 25-12-2012.


Mas’uuliyiin iyo aqoonyahanno ka hadashay Go’aankii Kenya ay ku sheegtay inay dib u soo celinayso Qaxootiga W/D:Layla Cabdi Maxamed.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 24-12-2012.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 23-12-2012.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 22-12-2012.


Dhagayso:Jeneral Cisman Xaaji Faalko oo Ka hadlaya Nidamka Police-ka Somaliyed.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 20-12-2012.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 19-12-2012.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo Carab 17-12-2012.


Dhagayso Madaxa Dadka Qaba HIV/AIDS.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo M.Carab,16-12-2012.


Waraysi Dr Daaweyay Dad Qabay Cudur HIV/AIDS.


Dhagayso Barn.Warega wararka iyo Xasan C.Geesey15-12-2012.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo M.Carab,13-12-2012.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo M.Carab,10-12-2012.


Dhagayso Barn.Warega Wararka iyo M.Carab 9-12-2012.


Warega Wararka iyo Carab 6-12-2012.


Dhagayso Barn,Wareega wararka iyo Carab 4-12-2012.


African Express Airways oo Halis Galisay Nafsadda 200 Rakaab oo Mas’uuliyin Dowlada ay ku jireen,Prof.Dalxa Ka Warbixyay.


Dhagayso Barnamijka Doorka Haweenka Farxiyo Qalif Aadan,30-Nov.2012 iyo


Dhagayso Warega Wararka iyo Carab qeybta 2-aad,20-11-2012.


Dhagayso Warega wararka iyo Carab Qeybta 1-aad,20-11-2012.


Dhagayso Warega wararka iyo Carab 19-11-2012 Qeybta 1-aad.


Dhagayso Warega wararka iyo Carab 19-11-2012 Qeybta 2-aad.



More Audio Programs

VIDEOS

More Videos

AFTIDA RAADIYAHA
© Copyright 2013 Dalsan Radio. All Rights Reserved.